-
Obama Unveils $3B Private Sector Pledge to Fight Africa Hunger
May 19, 2012
President Obama today announced a $3 billion private sector pledge to support agriculture and help feed Africa’s starving populations, saying the U.S. has a “moral obligation to lead the fight.”
“When tens of thousands of children die from the agony of starvation, as in Somalia, that sends…
-
Seven killed in Somalia blasts
May 19, 2012
MOGADISHU — At least seven people, mostly Somali soldiers, were killed on Saturday in bomb explosions in the Somali capital Mogadishu, officials and witnesses said.
A roadside bomb planted under a tree killed four soldiers and one civilian in northern Mogadishu's Karan district while at least two…
-
Fresh Somali clashes kill nine, injure six in SW capital
May 18, 2012
Clashes between al-Shabab fighters and Somali government forces in Gedo, southwest of the capital city of Mogadishu, have left at least nine people dead and six others injured, Press TV reports.
The conflicts reportedly broke out late on Tuesday continuing overnight into early Wednesday when al-Shabab fighters…
-
Record Number of Africans Flee to Yemen
May 18, 2012
A record number of African refugees and migrants have arrived in Yemen this year. Most are from Ethiopia. U.N. refugee agency spokesman Andrej Mahecic says more people are crossing the Red Sea and Gulf of Aden to get to Yemen. “There are now more than 43,000 people…
-
Split loyalties trip up Somaliland recognition dance
May 18, 2012
Mogadishu, Somalia - On May 18, Somaliland marks the 21st anniversary of its self-declaration of independence from the rest of Somalia. Most of those years have been spent seeking international recognition. And while events over the last five months have moved its dream ever so slightly to…
-
Cultures & immigration beat: Somalis decry new rule on visas
May 17, 2012
A major bump has surfaced in the well-traveled road from Nairobi, Kenya, to Minnesota for Somali refugees hoping to reunite with family members here. Recently, the U.S. Embassy in Nairobi began asking for more proof to verify that refugees applying to come here are who they say…
-
Federal official urges local Somalis to aid their broken country
May 17, 2012
A U.S. State Department official told local Somali leaders that it’s up to them and other Somalis, not the U.S. government, to forge a new course for the broken country. The United States has been trying to stabilize the country through institution-building – health care, schools, training…
-
Somalia’s Puntland spurs India oil hope
May 17, 2012
An energy-hungry India has yet another region now on its radar from where it can hope to import a valuable resource, oil. Not many here would be familiar with the Puntland region of Somalia, a country located on the horn of Africa whose name has become synonymous…
-
Racial profiling at U.S. airports? There's an app for that
April 30, 2012
Travelers who suspect they are victims of profiling by security screeners at U.S. airports can now lodge a complaint in minutes, thanks to a smartphone application released on Monday.
The Sikh Coalition, supported by African American, Latino and Muslim civil rights groups, said its FlyRights app can be used by anyone who feels their rights were violated at the security barrier.
"For too long, the Transportation Security Administration has kept a long…
-
U.S. accepting declining number of refugees in recent years
April 25, 2012
The number of refugees coming to America has sharply declined in the past two years, as security measures have increased for newcomers in the most turbulent parts of the world.
Though her husband disappeared, her father-in-law was murdered and she was forced to flee Somalia pregnant, with three young children in tow, Ferdows Omer still calls herself a lucky woman.
Beating odds that are tougher today than years ago, the 26-year-old single…
-
My Take: My hijab is my hoodie
April 9, 2012
I've been among the millions mourning the killing of Trayvon Martin, but I'm also mourning the fact that another recent killing has gotten little national attention.
Last week, a 32-year old Iraqi Muslim mother named Shaima Alawadi was found brutally beaten with a tire iron in her El Cajon, California, home and died three days later. A note reportedly left beside her said, "Go Back to your country, you terrorist."
As an…
|
-
Arrinta Dastuurka Soomaaliya wada hadal ku saabsan oo dalka Itoobiya lagu qaban doono
May 19, 2012
Maalinta Isniinta soo socota ayaa waxaa lagu wadaa inuu magaalada Addis Ababa ka furmo shir looga hadlayo dastuurka cusub ee Soomaaliya oo ay Puntland ka cabatay iyadoo shirkaas ay ka qaybgeli doonaan dhammaan saxiixayaashii heshiiska tubta nabadda (Roadmap).
Shirkan ayaa waxaa ka qaybgalaya dowladda KMG ah, Puntland,…
Read more...
-
Shirkada maareynta diyaaradaha Muqdisho ee SKA oo sheegtay in lacag ka maqan tahay
May 19, 2012
Anthony Randerson oo ah madaxa shirkada SKA ee maareysa garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa sheegay in qof shaqaalahooda ka mid ah uu la baxsaday lacago fara badan oo ay shirkaddu lahayd.
Ninkan oo magaciisa koowaad lagu sheegay Machdi una dhashay dalka Masar, balse haysta dhalasho Mareykan ah ayaa…
Read more...
-
Ra'iisul-Wasaare Cabdiweli Gaas oo sheegay in dastuurka si ku meelgaar ah loo ansaxin doono
May 18, 2012
Ra'iisul wasaaraha dowlada Soomaaliya C/weli Maxamed Cali ayaa sheegay in dastuurka loo ansixin doono si ku meelgaar ah inta afti dadweyne looga qaadayo, isagoo intaas ku daray in dhawaan loo gudbin doono dastuurka guddigii loogu talogalay inay ansixiyaan.
Sidoo kale, ra'iisul wasaaruhu wuxuu sheegay in dowladdiisa ay…
Read more...
-
Dagaal cusub oo ciidamada dowlada KMG iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray magaalada Muqdisho
May 18, 2012
Dagaal cusub oo dhexmaray ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay degmada Dharkeenley, iyadoo dagaalka ahaa mid laga maqlayay inta badan magaalada Muqdisho la iskuna adeegsaday hub kala duwan.
Dagaalka ayaa qarxay markii xoogagga Al-shabaab ay weearro ku qaadeen xaafado ka tirsan degmada Dharkeynley…
Read more...
-
Mareykanka oo deeq gawaari siiyey dowlada KMG ah ee Soomaaliya
May 18, 2012
Gawaari tiradoodu gaareyso 27 gaari oo kuwa dagaalka ayaa dowlada Mareykanka godoonsiisay ciidanka AMISON iyadoo loogu talagalay ciidamada dowlada KMG ah ee Soomaaliya. Gadiidka la guddoonsiiyay ciidamada dowlada ayaa waxa ay isugu jireen 16 gaari oo ah kuwa loo yaqaano Uraalka oo ciidamada lagu dad gureeyo lix…
Read more...
-
Danjire dowlada UK ka socda oo sheegay in talaabo laga qaadi doono cidii ka hor timaada nabadda Soomaaliya
May 17, 2012
Hadal uu ka yiri Philip Parham, danjiraha Ingiriiska ee Qaramada Midoobay shirkii golaha ammaanka ee Ummadaha Midoobay ay kaga hadleen Soomaaliya ayaa sheegay in mudnaanta koowaad la siiyo geeddi-socodka siyaasadda dalka Soomaaliya, isagoo u digay kuwa doonaya inay carqaladeeyaan geeddi-socodka nabadda.
Mr. Philip ayaa uga mahadceliyay madaxweynaha…
Read more...
-
Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay arrinta Dastuurka iyo in shir lagu qabto magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya
May 17, 2012
Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa sheegay inaysan ku qanacsanayn dastuurka cusub ee loo sameeyay Soomaaliya, kaasoo uu sheegay inaysan ku caddeyn awoodaha maamul goboleedyada dalka.
C/raxmaan Faroole oo wareysi siiyay BBC-da ayaa sheegay inay dalabadeen in la isugu yimaado magaalada Addis Ababa si loo turxaan-bixiyo…
Read more...
-
Dowlada KMG Soomaaliya iyo ergadii Puntland ka socotay oo wada hadal bilaabay
May 17, 2012
Wasiirka arrimaha dastuurka iyo federaalka ee Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jabriil ayaa sheegay inay wadahadalo kula jiraan odayaashii Puntland ee ka baxay shirka ka socda Muqdisho, si ay howshu u sii socoto.
C/raxmaan Xoosh oo warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay inay meel wanaagsan marayaan wadahadallada ay kula…
Read more...
-
Soomaali dalka Mareykanka laga musaafiriyay loona diray magaalada Muqdisho
April 16, 2012
Sagaal qof oo Soomaali ah oo laga soo musaafuriyay dalka Mareykanka ayaa maanta laga soo dajiyay garoonka diyaaradaha Muqdisho, waxaana intii aysan magaalada gelin baaris ku sameeyay ciidamada nabadsugidda ee dowladda KMG ah.
Wasiirka arrimaha gudaha iyo ammaanka Qaranka ee dowladda KMG ah, Cabdisamad Macallin Maxamuud Xasan…
-
Mudane Maxamed Cali Samatar oo ciidanka dowlada Soomaaliya fariin u diray
April11, 2012
Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Jen. Maxamed Cali Samatar isla markaana ahaa madaxweyne ku xigeenkii Soomaaliya oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa ugu baaqay ciidamada milateriga DKMG ah inay soo celiyaan sharaftii uu ciidanku lahaa.
Jen. Samatar wuxuu ka mid ahaa 27-sarkaal oo 12-kii Apriil, 1960-kii oo hadda…
-
Ra’iisul Wasaare A/weli Gaas oo ka codsaday hay'adaha gargaarka inay caawiyaan barakacayaasha Soomaalida
April10, 2012
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya C/weli Maxamed Cali ayaa maanta xafiiskiisa isagu yeeray hay’adaha gargaarka bani’aadanimo isagoo kala hadlay sidii wax loogu qaban lahaa barakacayaasha Muqdisho looguna heli lahaa deegaan ay ka heli karaan dhammaan adeegyada ay u baahan yihiin.
Kulankan ayaa waxaa kasoo qaybgalay wasiir-u-dowlaha xafiiska ra’iisul wasaaraha, ku…
|